xalay anigoo jooga magaalo Zwolle layidhaaho oo kutaal wadanka - TopicsExpress



          

xalay anigoo jooga magaalo Zwolle layidhaaho oo kutaal wadanka Netherland ayaan kabaxay guri aanku sugnaa markaa waxaan beltgoed kadoontay waa kaadhka teleefanka lagu shubtee kaalin shidaalka lagu iibiyo oo iyadu markaa furayd dabeed markii aan kasoo baxay kaalintii ayaa labo nin oo hollands ah oo gaadhi kujira ayaan soo agmaray kii xagayga soo xigay oo aan gaadhiga wadin ayaa igu yidhi[ meneer mag ik vragen alstublieft ] oo macnaheedu yahay ninkoow fadlan su,aal maku waydiin karaa ayaan ana ugu jawaabay [ja natuurlijk] ma ah haa dabcan intaa markaanu iswaydaarsanay ayaa gaadhigii waxaa loosoo eryay sixooga waan cararay ana waxaanku caray xagii kaalintii kaalin ayaan galay ilaahayna waa iga badbaadiyay gaadhi lambarka hore ayaan laba jiifar kagartay isla markiiba waxaan telifooniyay police way iiyimaadeen waxbay iwaydiiyeen markii aan wax usheeg sheegay waxay iwaydiiyeen halkaan kusocday gurigii ayaan usheegay way isoo qaadeen kadib markii ay gurigii ikeeneen ayay mobile kaygii iga qorteen oo yidhaaheen ilaa beri ayaanu kula soo hadlaynaa waxii aanu ka ogaano baadhitaanka galabta ayay dabeed ila soo hadleen waxayna iisheegeen in arinka gaadhiga ijiidhayay uuka dambeeyay madaxwaynaha somaliland wadanka layidhaaho oo aanu ogaanay inaad siyaasadiisa aad udhaliisho arinkaasoo aad iiga farxiyay markii police ka wadanka Netherland ay iisheegeen sasbtoo ah waxaan isu qaatay siyaasi belaayo ah oo hadalkiisa aad looga damqado oo macaa madaxwaynuhu kacabaaday markaasaan idhi hada anigoow bal hadaba dadwaynoow kawarama arinkaa
Posted on: Wed, 23 Oct 2013 17:32:10 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015