الحمد لله علي نعمة إلإسلام Mahadu waxey u - TopicsExpress



          

الحمد لله علي نعمة إلإسلام Mahadu waxey u sugnatey Alihi na uuntey oo nagu arsaqey diinta islam Kadib marki aan maqley in weeraryahanka Banadir S.C marcell sampsom oo u dhashey Wadanka kenya Uu so islamey aad ayan ugu farxey wlh Sida ay xaqiijiyen Masuliyinta Nadiga Banadir S.C ee ka dhesha horyalka Nationlink Championship aya waxa ay tilmamen In Uu so islamey weraryahankan U dhashey Wadanka Kenya Hanunka waxa iska leh Allah Subxana Watacala Admin-ka Football News Ee Arimaha Somaliya Kun Yuukey Kun Yuukey
Posted on: Fri, 22 Nov 2013 17:02:09 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015