1da ogasto waxay ahayn jirtay faroole ka hor maalin shaqaalaha - TopicsExpress



          

1da ogasto waxay ahayn jirtay faroole ka hor maalin shaqaalaha dowlada la fasaxo. Wax dabaal deg ah ma jirin ciidanka cududiisa lama arki jirin madaxwayne khudbad jeediya ma jirin. Aad iyo aad ayey hada isku badeshay ciidanka cirka kuwa badda iyo kuwa daraawishta ardayda shaqaalaha hooyooyinka ururada dowliga ah kuwa aan dowliga ahayn iyo madaxda dalka ayaa hameen iyo maalin ka qayb qaata dabaaldega sanadguurada 1da ogasto ee maalinta puntland dhidibada loo taagay. Mansha allah qurbojoogta reer puntland ee kenya, eithiopia, uganda, sudan, jabouti, south africa, malezia, india, pakistan,sucuudiga, britian, holland, norway, filand, belgium, swizerland, USA, canada, germany, italia, turkey,france iyo denmark oo dhamaantood u dabaaldegaaya sanadguura 15da e puntland
Posted on: Fri, 02 Aug 2013 06:28:11 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015