ABUU HURAYR(A.K.R.) Wuxuu yiri: Nebigu (S.C.W.) wuxuu yiri: Ha igu - TopicsExpress



          

ABUU HURAYR(A.K.R.) Wuxuu yiri: Nebigu (S.C.W.) wuxuu yiri: Ha igu dhibina weydiimo la xiriira waxyaalo aan ka hadlin, maxaa yeelay ummadahii idinka horreeyey waxaa rogey suÕaal badnidoodii (iyo weydiintoodii weydiimo badan aan loo baahneyn, bar faa’ido ahna aan lagu arag) iyo ku dhiirranaantoodii inay khilaafaan nebiyadoodii. Sidaa awgeed wixii aan idinka reebo ka fogaada, Wixii aan idin farana fuliya intii karaankiinah”. (Bukhaari iyo Muslim)
Posted on: Sun, 04 Aug 2013 21:04:04 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015