ASC WW dhamaan asxaabta facebook salan kadib waa barnamishkenii - TopicsExpress



          

ASC WW dhamaan asxaabta facebook salan kadib waa barnamishkenii kororso aqoontaada daqiiqado kudahood wxa ay isuku jiraan diini iyo maadi (S-1) Yaa qoray taariikhda hijriyada? (J_1) waxa qoray cumar binu khadhaab(rc). (S-2) Goor may bilaabatay taariikhda hijiriya? (J-2) waxay bilaabatay markii uu nabiga scw uu uhijirooday magaalada madiina. (S-3) waxaad sheegtaa bedka bada baasifiga squar mayl ahaan? (J-3) waxay gaaraysaa :64maysqury. (S-4) Sheeg dhirirka webiga niil mayl ahaan? (J-4) dhirirkiisu waa:4160mayL
Posted on: Sat, 22 Jun 2013 12:59:07 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015