Alaahu akbar xaaladda Magaalada Nairobi oo weli qasan Maleeshiyo - TopicsExpress



          

Alaahu akbar xaaladda Magaalada Nairobi oo weli qasan Maleeshiyo shalay weerartay west gate mall oo ah xarun weyn oo ganacsi oo ku taala bartamaha magaalada Nairobi cabsi badan oo soo food saartay Somalida ku dhaqan guud ahaan dalkan kenya ka dib sheegashadii Alshabaab. walaaca laga qabo falalka rogaal celinta ee ciidamadan kenya Filashada wixii awalba looga fadhiyi jiray. waxan halkan alle bari iyo duco uga jeedinayaa asxaabtayda qaaliga ah igu dheer inbadana aan u warwarsanahay iyadoo dalku dhamaan baqasho jirto hadana goobta ay dagan yihiin Iyo Xaafad Islii 1Nasir Ahmed Yasin Abdinazer Adem Ismail Mukhtar Koshin Daud Mohamed Abdi waxa kale oo Nairobi dagan ducadana la wadaaga se aan Islii daganayn Guleid Abrar Deqa Ahmed Elmi Abdifatah M. Nour Allahayow badbaado waa xagaagee adaan magan galyo ku weydiisanay.
Posted on: Sun, 22 Sep 2013 11:17:09 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015