Aragtida Bile Samater! Bile Samater waa qoraa iftiimiya arrimaha - TopicsExpress



          

Aragtida Bile Samater! Bile Samater waa qoraa iftiimiya arrimaha bulshada. Dhibaatada jirta ayaa waxay tahay Dad badan ayaa u haysta in Soomaalidu muslim noqotay 1991 wixii ka danbeeyay, oo waxaa Ummaddii Soomaaliyeed badankeed gacanta ku dhigay Qolyahaan Wahaabiyiinta oo aan aqoon sida loo noolaado.Waa nasiib darro in qof garanwaayay sida Aduunka loogu noolaado uu dadkii Aakhiro uga waramo Bile Samatar waa qoraa iftimiya arrimaha bulshada iyo diinta
Posted on: Thu, 31 Oct 2013 01:05:37 +0000

Trending Topics



v>

Recently Viewed Topics




© 2015