Arin ka dhacday Xaramka: Haweeney Ciraaqiyad ah ayaa soo gashay - TopicsExpress



          

Arin ka dhacday Xaramka: Haweeney Ciraaqiyad ah ayaa soo gashay meel laga cabo biyaha Zamzamka oo ragga u gooni ah waxayna ku dheheen meeshaan ragga ayaa loogu talo galay! waxay ku dhahday: Saddaam Xuseen ma idinku jiraa!? waxay dheheeh: Maya! markaas ayey tiri: Rag idinkuma jiro! Qofka arinta soo sheegay wuxuu dhahay: Nin walba inta aamusay ayuu baxay!!! Illaahey u naxariisto geesigii Islaamka Saddaam Xussein. #Juka
Posted on: Sat, 10 Aug 2013 09:07:23 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015