Asc.... ....The strange thing is that acts which are pleasing to - TopicsExpress



          

Asc.... ....The strange thing is that acts which are pleasing to God are done by civilized Muslims! unlike civilized christians. So who is more closer to God? That is why I see that the future belongs to Muslims. They are the ones who will inherit the Earth and bring its prosperity. ...Waxyaabaha dhamaan Alle raali galiya dadka sameeya waa Muslimiinta xadaarada leh halka masiixiyiinta kuwooda xadaarada leh aysan sidaa ahayn. Hadaba yaa Alle u dhow Muslimiinta iyo gaaladaba? Sababtaas weeye waxaan ugu jeedo in Muslimiintu mustaqbalka iyagu lee yihiin. Muslimiinta waa kuwa dhaxli doona dhulkakan barwaaqana ka dhigi doona........SIDAA BAADARI DIINTA MASIIXIGA AH OO ORTHODOX AH AYAA YIRI MARKUU LA YAABAY MUSLIMIINTA IYO IXSAAN FALKOODA IYO CIBAADADOODA MAALIN KASTA AH...Fadlan qaybta ingiriisa ah ee tarjamada kor ku qoran si wacan ula soco.. https://youtube/watch?v=vn-Jw99oYQQ
Posted on: Fri, 12 Sep 2014 01:10:39 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015