Ascw habeen wanaagsan mudanayaal iyo murwooyin.waxaa caawa oo - TopicsExpress



          

Ascw habeen wanaagsan mudanayaal iyo murwooyin.waxaa caawa oo taariikhda miilaadigu ku beegantahay 3.9,013 meherkoodu ka dhacay magaalada nampula ee wadanka mozambique caruuska iyo caruusada kala ah mudane daahir c.laahi yuusuf iyo murwo ayaan aadan yuusuf aadan galey waxaan leenahay allaha idin barakeeyo aqalkiinana alaha ka dhigo mid rabi lagu caabudo muslimka laga taageero awlaad baariya oo dalka dadka iyo diinta anfacana ilaah idinka beero waaan leeahay mar labaad hanbalyo hanbalyo hanblyo
Posted on: Tue, 03 Sep 2013 20:07:31 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015