BISSMILLAH DADWEYNAHA JSL warr siiloonyo de waxad xokumtid BAA - TopicsExpress



          

BISSMILLAH DADWEYNAHA JSL warr siiloonyo de waxad xokumtid BAA iska yar waa laa waada oogyahay XIGTADADAN KURSIGA qaranka JSL EE ku boobta hantida qaranka EE MUMTAY SIDA DHORWAYADA dadweynaha iska xidhxidhata ee oog awood daradada aakh in aad tahay dee canntrabaqash , Waxa la yidhi Adhi shaw shugux-shugux kama ilbaxo. Adeer kuwan CID-du saw mar uun ma kala bartaan xeerka madaniga ah (Civil Law) ee saxaafada lagu xukumo iyo xeerka ciqaabta (Criminal Law/Penal Code) ee faldambiyeedyada culculus ee u qalma lagu qaado sida Dilalka, Kufsiga, Dhaca iyo iwm. Sawtii inbadan aanu ugu celcelinay in saxaafadu ay leedahay xeer u gaar ah oo madani ah oo gafafka ay gasho loo cuskado.CID-du miyaanay ahayn laanta Bileyska u qaabilsan baadhista faldambiyeedyada ee marka magaceeda Af-Ingiriisiga lagu sheego la yidhaa Criminal Investigation Department? Waxa saxaafada iyo CID-da isku keenaaba miyaanu qalad ahayn? Laakiin maxaad CID-dan kaga daali. Waa nimanka ay safa dirays u yihiin Cali Qodaal iyo coll aan dhaamin. Waliba farsamo xukumo waxay ka qabaan sawtii ayaantii dhaweyd ay Ilmihii yaraa ee Ciyaala PEPSI-ga ahaa kusoo xidheen gabay yar oo uu u tiriyey. Mise xaalku waa Dhaga-dhagow dhab sii.
Posted on: Fri, 21 Jun 2013 00:37:03 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015