Barnaamijka Maxaa Cusub? Bari Qodobka Dooda. Maxaa Calaamka - TopicsExpress



          

Barnaamijka Maxaa Cusub? Bari Qodobka Dooda. Maxaa Calaamka Islaamka dhamaantiis colaada ka oogay.? Maxaa isqilaafka ,kala taga isdilka ,gaajada iyo colaada kali uga dhigay,? Fiiri wadamada Islaamka. Mali , Somalia , Libiya ,Masar , Suuriya ,Iraq,Pakistan , Afganistan Falastiin, Jeejniya, iyo Boorma, Ka soo qeyb qaado Si Toos ah Telefishinka Kalsan Tv , Waxaad uga qayb qaadan kartaa dhanka Skype ,ama Gooogle Plus ama ama Facebook -ga ama Taleefoonka. Welcome to Kalsan Tv
Posted on: Sat, 24 Aug 2013 16:34:55 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015