Bbc Soomaali ayaa la kulantay nin 69 jir Soomaali ah oo hooyadiis - TopicsExpress



          

Bbc Soomaali ayaa la kulantay nin 69 jir Soomaali ah oo hooyadiis ay tahayTutsi reer Rwanda tahay.´Xasan Xarbi waxa uu ku dhashay Congo Kinshasa. Aabihii isaga oo yar ayuu dhinta laakiin nasiib wanaag luuqadda soomaliga wuu ku hadli karaa. Aabihiis ayaa ka tirsanaa ciidamadii gumeysiga Ingriiska. Waxa uu yimid Congo markaas ayuu bartay Xasan Xarbi awoowgii hooyo oo markaa gaal ahaa kadib ayaa waxaa muslimiyey Xassan Abihiis sidaas ayaana lagu siiyey gabadh uu dhalay odayga Tutsiga ahaa.. Balse midda aan la qoslay ayaa ah sida uu u yaqaano abtirkiisa kkkkkkkkkk. Somali ma dhumayso xitaa hadii uu chinese dhalo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ogaden24/dhagayso-797/
Posted on: Tue, 22 Apr 2014 09:07:27 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015