Cabsigelinta,bahdilka,cayda salaadiinta,hanjabaada,boobka,uu ku - TopicsExpress



          

Cabsigelinta,bahdilka,cayda salaadiinta,hanjabaada,boobka,uu ku hayo shacabka Absame ayaa ah horumarka iyo cadaalada uu Abdi Iley ku faano dadka qaarkiisna ay u riyaaqeen,halka deganada kale ee Ethiopia ay adag tahay in cadaalad darida noocaas ah ay ka hirgesho. Horumar iskaba dhaafee,Cadaalad darada ka jirta DDSI ee uu madaxweynaha ka yahay Abdi Iley ayaa waxaa ka mid ah in Qabiilka Absame oo ah qabiilka uu kasoo jeedo madaxweynuhu ahna dadka ugu badan ee afsomaliga ku hadla ee dega Dowlad Deganka Somalida Ethiopia ayaa hadana ah qabiilka ugu badan ee dhibku meelkasta ka haysto aan ka ahayn dhoolatuska Abdi Iley uu ka muujiyo ESTV iyo Universal tv oo uu saacado ka gatay,halkaasoo marnaba wax kale laga soo deyn aan ka ahayn amaan iyo dhaanto iwm ,taasoo dad badan oo Somalida kale een degin dhulkaas u arkeen in horumar iyo kalsooni ka dhalatay ama ka socotaba degaankaas.Laakiin daraasaadka la sameeyey qeybna aan ka ahaa baa waxay muujinaysaa taariikhda Deegaanku inuu marayo abid markii ay ugu siyaasad xumayd uguna fursad fiicnayd intii lasoo maray, dadka ugu badan oo ey heesatana waa Qabiilka Absamaha,halka qabiilada kale ee dega ay ka fursad iyo cabsi yar yihiin.
Posted on: Fri, 01 Nov 2013 19:41:09 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015