Dadka reer Puntland waxay soo sabrayeen waqti badan iyagoo dhib - TopicsExpress



          

Dadka reer Puntland waxay soo sabrayeen waqti badan iyagoo dhib kasta oo loo gaystay ku illaaway midnimada Somalia heer ay gaareen in 3000 oo wiil oo puntland u dhashay ay naftooda u huraan xoreynta Villa Somalia oo mooryaan haysatay 16 sano iyagoo madaxweynihii u horreeyey ku fariisiyay kursiga Villa Somalia siyaad barre kadib Hadaba dadaalkaas puntland ay ugu midnimada Somalia waxaa loogu badalay hagardaamo , dagaal, iyo in guud ahaan puntland la burburiyo heer ay gaartay in ardayda puntland u dhalatay laga hor istaagay shahaadadii jaamacadaha ay ku aadi jireen intaa loogama harine xafiis walba oo caalamka ah waxaa la dhigay warqad kaaga darane saacado ka hor dawlada Xasan culusow waxay ku hanjabeen in Aan puntland Lala gali Karin heshiis aysan ka warqabin iyagoo intaa raaciyay waa Siday isugu sheekeeyeene in heshiisyadii puntland ay la gashay talyaaniga , kuweyt iyo Yemen in aysan waxba ka jirin . Maanta iyo Xaalku meesha uu marayo dadka reer puntland qof walba waxa uu isweydiinayaa suaal ah Maxay puntland gooni isugu taagi ladahay si ay Uga fakarto aayeheeda mustaqbal adiga akhrisanaya qoraalka waxaa ku hortaalla suaashan MA AAMINSANTAHAY IN LA JOOGO MAANTA XILLIGII AY PUNTLAND KU DHAWAAQI LAHAYD MADAX BANNAANI BUUXDA OO AY KA GODAY SOMALIA ??????? Ahmed________
Posted on: Tue, 08 Oct 2013 21:28:57 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015