Dowlada Ethopia waxa ay sheegtay in ay Muwadiniinteda kusugan - TopicsExpress



          

Dowlada Ethopia waxa ay sheegtay in ay Muwadiniinteda kusugan Dalka Sucudi Arabia laso baxeyso Magdhowna ka qadan donto boqortoyada sucudiga kadib Rabshado ay ku dhinten 4 ruux oo Ethopian ah oo Magalada Riyadh ku dhax maray kooxo Ethopian ah iyo Ciidamada Policeka oo wada Howl gal Ajaanibta sharci Laanta ah looga saarayo dalka Sucudiga !!!!! Dhanka kale waxa jira Somali farabadan oo kujira Xabsiyada dalkaasi waxaana dhlinyaro Rag iyo Dumar isugu jira ay warbahinta usheegn in ay ku jiraan nolol adag iyagoona Si aad ah uga Cabtay Camiroyin ay sheegen in lagu Xiray Musqulaha ku dhax yaala Xabsiga Taaso Fududeyneysa in lala Socdo dhaq dhaqaaqoda,,,,
Posted on: Tue, 12 Nov 2013 07:24:11 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015