Dowlada Soomaaliya meesha ugu sahlan ee ay lacag ka samayn karto - TopicsExpress



          

Dowlada Soomaaliya meesha ugu sahlan ee ay lacag ka samayn karto markay dalka nabadeyso kadib waa Canshuur badan in lagu soo rogo QAADKA/JAADKA. Dalka degdeg buu ku dhismi lahaa, iyadoon cidna la soo baryin. Joojintiisa Sidaan baa ka fiicaan waayo Siyad Barre Waa tijaabiyey waa shaqayn weydey oo dad yarbaa ka lacageystey oo qarsoodi ku soo gelin jirey.. Ayan Osman Said Dadka Soomaaliya jooga badankoodu subixiina waa qaadireysan yihiin galabtiina waa marqaansan yihiin... Waa runteed waana hadal weyn.
Posted on: Fri, 05 Jul 2013 18:01:24 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015