Dunida oo casar joogta Qoraxdiina caraawday marka uu - TopicsExpress



          

Dunida oo casar joogta Qoraxdiina caraawday marka uu caqligaaga Farxad uu ku caweeyo Caafimaadka naftaadu wanaag caadaa maraayso ilaaha caadilkaaba Nimcadaa Cizzigeeda naftaada ku casuumee Waa in aad ka celisaa Mahad caynka ugu weyn ******* Dunida oo casar joogta Dadka oo kala cayn ah Marka ay dad caqiibiyo Maskaxdoodu cuddoontoo Quruxdoodu cadceediyo Calcalyada xareedaba ay ka caymo weyntahay Ruuxdooda cadarkiyo ka udgoonTAHAY Cuudka Qalbiguna caleen iyo dhul cagaaran uu yahay Niyadooda ciil iyo Cadho aanay weli degin Calooshuna culays iyo Cillad ay ka madhantahay caddibnaanta cudur iyo Alle aanu ciil badin.. Cilmiyada ilaahiyo Garashana ku caan baxay oo marna aan culays iyo cidna diiqad gelinayn ****** intaasoo hal cajiib ahi cidda ay isku raacdo walle waa curaddo iyo qof caqiibo lahoo cidlo loo hurri maayo ^_^ ..
Posted on: Tue, 12 Nov 2013 12:29:38 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015