FARXAD WEYN Muda Afar sano kadib - TopicsExpress



          

FARXAD WEYN Muda Afar sano kadib waxaa Maanta ii suurtagashay Inaan gaaro Darajada Kowaad ee heer ka jamacadeed ( Bachelor degree) oo aan kaga baxay Kuliyada Culuumta Siyaasadda , dhaqaalaha, maamulka ,xisaabaadka ee Jaamacadda I U A gaar ahaan Qeybta xisaabaadka ama accounting. Waxaan u mahadcelinayaa ALLE (SWT) ee ii suurtagaliyay inaan heer kaasi gaaro,Waxaan kaloo u mahadcelinayaa Maamulka iyo Macalimiinta Jaamacadda I U A oo qeyb weyn ka geystay korintaanka Maskaxdeyda, Jazakumulaahu kheyr.Waxaan mahad taa lamid ah u dirayaa Waalidiinteyda, Wallaalahay, saxiibadii aan isku fasalka ahayn mudadaas, naadigayga kubada cagta HALGAN FC couch Salad Mohamed Ali Asxaabteyda kala duwan oo dhamaantood dhiiragalin weyn u ahaa inaan soo gaaro marxaladan, iyo sidookale Bulshada Soomaaliyeed oo idil.Dhiiragelintiinii iyo isgarabtaagiinii waxay ii ahayd hanaqaad weyn, mana garanayo hab aan idinkugu muujiyo sidaan idiin kugu faraxsanaa ugu riyaaqayay hadaladiinii haboonaa ee horusocodka tacliintayda ku saabsanaaaaaaaaa ,, waxaan ku soo koobayaa JAZAAKUMULAAHU KHEYR........... RAMADAN KARIIM WAADNA MAHADSANTIHIIN Anas Jimcaale . Abdulfatah Yariisow , Fahad Cabdulaziz, Cali Cabdi Farxaan Maxamed Shafici Yare Ayaanle Sheikh Ibraahim Faid Hussein Tahlil Dalnuurshe Yare
Posted on: Wed, 02 Jul 2014 14:35:04 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015