Gedo waa Gobalka kaliyah ee xaduudaha la leh labada wadan ee - TopicsExpress



          

Gedo waa Gobalka kaliyah ee xaduudaha la leh labada wadan ee Dariska nala ah..qofkasto wuu dareemikaraah markaas burdenka xaga siyaasada iyo isku duubnaantaa intaas kadib Gedo waxuu ka mid yahay Gobalada Somalia ee ka helay wax barasho tayo leh, taas oo ah kumaaan ardo jamacadao iyo dugsiyo saraba ooga soo qalin jabiyeen Kenyo 95% halka 5% ay Ethopia ooga soo bexeen ardadaas, ayaan si xowli ah loo dareemayaah inay ka howlgalaaan somalia a oodhan. iyo waliba Gobalka Gedo.
Posted on: Wed, 18 Sep 2013 07:44:10 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015