Hada kahorbaa dhurwaa dacwooday oo yiri yaan ley dhihin dhurwaa - TopicsExpress



          

Hada kahorbaa dhurwaa dacwooday oo yiri yaan ley dhihin dhurwaa amiin hala iibaxsho asigoo hadalkiisa laraacayo ayaa laraac shay jal iyo nirigteeda waxaana lagu dhahay hadii aad keento hasha iyo nirigteeda oo nabad qabo waxaa tahay amiin oo amaanada oofisay markii uu raacay ee qoraxdi sii dhaceyso oo xerada kusoo celin lahaa ayuu iscelin waayay oo ufakiray siduu meel qarsoon kaga goosan lahaa markaas ayuh hashi kagoostay afarti naasood wax yar markee kasoo wareegtay oo xeradi kusoo dhaw yahay ayuu nirigti fururta/afka kagoostay markii uj xerada keenay ayaa dadki farxeen markee arkeen hashi iyo nirigteeda oo wada socda soolaabteen intaa amiin loo caleemo saarin ayaa waxaa lagaaray nirigta waqtigi hasha loo fasixi lahaa si ay unuugto qofbaa intuu hadlay dhahay waraabe orad hasha ugeey nirigta hanuugtee waraabihi mar allaale marki uu arkay inee xaajo barako maleh taagan tahay hashi oyo nirigti isu keenay kuheesay nuug maxey nuugtaa maxeesa kunuugtaa ileen hashina naasaho kagoostay nirigtina afka. Hhhhhhhh ADmin_->SHibane
Posted on: Tue, 16 Jul 2013 21:35:02 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015