Heshiiskii xudaybiyah markii uu socday saxaabadu waxay ku - TopicsExpress



          

Heshiiskii xudaybiyah markii uu socday saxaabadu waxay ku adkaysteen inaysan aqbalin shurudaha kufaru quraysh ay nabiga ku xireen. Shurudahaa waxa Ka mid ahaa -in qofkii muslim ah ee makka ka fakada una baxsada madina iyo nabiga lagu soo celiyo makka -in qofkiise nabiga kasoo baxsadona aan laso celin -inuu ka labto makka hadda oo uusan kacbada garin -in ay diideen inay nabinimo u qiran -in ay inkiran magaca alle
Posted on: Wed, 25 Sep 2013 05:18:17 +0000

Trending Topics



px; min-height:30px;"> Pakistan - a country that first destroyed Russia then Afghanistan,

Recently Viewed Topics




© 2015