"ISTANBUL CONFERENCE" Waxaad modaa siday u hadlayaan siyaasiyiinta - TopicsExpress



          

"ISTANBUL CONFERENCE" Waxaad modaa siday u hadlayaan siyaasiyiinta somaliland markay ka war bixinayaan waxyaabaha kasoo baxa shirarka ay la galayaan madaxda dawlada faderalka somalia in ay yihiin shacabka ku dhaqan somaliland dad dhago xidhan waxbana aan la socon . waxaa ceeba runtii in aan loo sheegin oo aan loo soo ban dhigin sida ay wax u dheceen intii shirku socday iyo waxii kazoo baxay , waxaa kaloo sumcad daro iyo nusqaanba mu ah shacbiga rer s.land inay ka aamusaan oo ay ka hadliwayaan waxyaabaha qaldan ee loo sheegayo . qodobada maanta kasoo baxay shirka waxaa ka mid ah in gudig labafa dhinac ka socota oo xafiiskoodi yahah HARGEISA ay ka wada hadlaan kana wada shaqeeyan sidii xal loogu heli lahaa arinta hawada somalia ee dib xayirada looga qaaday , ogaada taana waxaa daba socota oo shirka dambe ku jirta in XAMAR xafiis laga furo laguna wada hadlo . waxaa muuqata shacabkuna aanu dareensanayn sidaan filayo in dadka s.land uga qayb galaya wada hadalku ay yihiin dad kjibrad daro hayso yihiin lasoco
Posted on: Tue, 09 Jul 2013 22:05:12 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015