MAREYKANKA IYO NETHERLAND OO ISKU HAYSTA SHABAKADDA - TopicsExpress



          

MAREYKANKA IYO NETHERLAND OO ISKU HAYSTA SHABAKADDA INTERNET-KA,WAA MAXAY SABABTU. Maraykanka ayaa basaasnimo kula dhaqaaqay xataa xulufadii ay saaxiibada ahaayeen wadamada reer galbeedka dhinacyo kala gedisan oo maanta abuurtay in Maraykanka laga aamin baxay in la isticmaalo xarumihiisa isku xirka internet-ka si looga badbaado basaasnimadiisa. NNN:29.09.2013:Isku xirka halbowlaha shabakada internet-ka ee Nederland ayaa dad badan oo isugu jira shirkadaha fidiya adeega internet-ka, ururo iyo shicibka ka muujiyeen shaki ka dib markii shirkada la yiraa [AMS-IX] oo leh xarunta dhexe ee isku xirka halbowlaha Internet-ka ee Nederland oo ay xarunteeda ugu weeyn ku taal magaalada Amsterdam sheegtay in ay mid kale ka furanayso wadanka Maraykanka
Posted on: Sun, 29 Sep 2013 11:18:49 +0000

Trending Topics



>
Deutsche Volksgewerkschaft Deutsche Volksgewerkschaft “ Wenn
I pray that the IDF may effectively protect Israeli citizens while
Êxodo 38 - 1. FEZ também o altar do holocausto de madeira de
As a rule, if you insist on speaking your mind, you will
SALAM, OFFER: BUY 2 GET 1 FREE AND MANY MORE contact
Joke of the day: A nun is sitting with her Mother Superior
usisNokuzola May(Receptionist)weSociety yethu ulinde wena uzolanda

Recently Viewed Topics




© 2015