Maanta waxaa magaalada nairobi looga dhawaaqay xisbi cusub oo - TopicsExpress



          

Maanta waxaa magaalada nairobi looga dhawaaqay xisbi cusub oo loogu magac daray 'Badbaada Qaran' waxaana ururka ku midaysan masuulo kasoo qabtay dowladihii hore boosas muhiim oo ay u badan yihiin Raysal wasaarayaal. Marka suaasha meesha taagan ayaa ah masuuliyiintaan maadama ay ku fashilmeen waqtiyadoodii maamulka ay u hayeen somalia Ma badbaado qaran ayay noqon karaan? Aan isla falanqayno qodobkaan.
Posted on: Thu, 15 Aug 2013 13:32:35 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015