Magaalada Muqdisho waxaa saaka lagu dhaawacay wariye u shaqaynayay - TopicsExpress



          

Magaalada Muqdisho waxaa saaka lagu dhaawacay wariye u shaqaynayay TV-ga Universal, iyadoo lix xabadood ayaa weriyaha ku dhacay. Sanadkan oo kaliya lix weriye ayaa lagu dilay Soomaaliya, iyadoo sanadkii ka horeeyay 18 weriye ay naftooda ku waayeen Soomaaliya, haba ugu badnaato magaalada Muqdisho. Fadlan ka soo dhiibo rayigaaga oo kooban. Magacaaga, meesha aad joogto iyo aragtidaada ku duub, ilaa daqiiqad: 00 44 203 614 4001, ama ku soo dir qoraal ahaan Text - 00 44 77 86 20 00 90.
Posted on: Tue, 22 Oct 2013 09:57:03 +0000

Trending Topics



>

Recently Viewed Topics




© 2015