Masuul sare ayaa la waydiiyey Maxaad Xoghayntaada u bedelaysaa? - TopicsExpress



          

Masuul sare ayaa la waydiiyey Maxaad Xoghayntaada u bedelaysaa? Wuxuu yidhi Igama qosliso, sidii dad isu cadhoonaya ayaanu illaa duhurka aamusni ku gaadhnaa. Haday ugu badato waa Report-kan la wareeg, Shirbaad leedahay, waan baxay hoo furaha iyo wax aan dhaamin waar ha i dhaafto. Oo maxaad kaloo uga baahantahay? Markaasuu ku jawaabay weligay kama maqal iyadoo igu leh nice tie woow saaka waad nuuraysaa, timaha sidan kuma soo baxdid, Waa ilaa xagee, hala hala, madax sare jeeg ii qor, Saaka suldaan kiinii ayaan kaa qariyey ice cream hore iigu soo qaad, Aroosbaa jira caawa , Lafoole kama helo, shidaal ii qor, xalay igumaad soo celin report-yadii caawa ma isla eegnaa Kaah Hotel, Dirawalka cusub ayaa ku xamanayey, Axadda ma iska joogaa Saxeexaaga i bar waa muhiime Xaliimo Berbera u bedel way war badantahaye Madaxtooyada weli maan galin Askariga runta u sheeg Shaqadiiba waan sanifay, Waan is casilayba Xoghayn raadso , Hoo furayaasha khasnadda, Cafi iyo Saamax.kkkkkkkkkkkkkkk. by Abdurahman Musa
Posted on: Fri, 25 Oct 2013 19:49:32 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015