Maxaa kala socotaa guulaha kooxaha Man United iyo Arsenaal ay - TopicsExpress



          

Maxaa kala socotaa guulaha kooxaha Man United iyo Arsenaal ay gaareen taariikh ahaan? Madaama Premier League England uu bilaaban doono mudo haatan ka harsan bil waxaan idiin heynaa kooxaha ugu awooda badan iyo guulaha ay gaareen taariikh ahaan waxaan maanta diirada saari doonaan naadiyada Man United iyo Arsenal waxa ay kaga duwan yihiin kooxaha kale ee Premiership-ka kula hardami doonaan xili cayaareedkan waxaana idiin heynaa warbixin kooban oo ku saabsan labadan naadi macluumaadkooda soo jireenka ah: Magaca: Manchester United Naaneesta: The Red Devils Xiliga la aas aasay: 1878 Garoonka: Old Trafford Macalin: David Moyes Inta jeer oo ay qaaday horyaalka (20):1908, 1911, 1952, 1956, 1957, 1965, 1967, 1993, 1994, 1996, 1997, 1999, 2000, 2001, 2003, 2007, 2008, 2009, 2011,2013 FA Cups (11):1909, 1948, 1963, 1977, 1983, 1985, 1990, 1994, 1996, 1999, 2004 League Cups (4):1992, 2006, 2009, 2010 European Cups (3):1968, 1999, 2008 Cup Winners’ Cups (1):1991 Super Cups (1):1991 Inter-Continental Cups/FIFA Club World Cup (2): 1999, 2008 Cayaaryahankii lacagta ugu badnaa ay kusoo iibsatay: £31m, Dimitar Berbatov from Tottenham Hotspur, August 2008 Cayaaryahankii ugu qaalisnaa oo ay iska iibiso: £80m, Cristiano Ronaldo to Real Madrid, June 2009 Xidiga ugu goolasha badan: Bobby Charlton, 249 Xidiga ugu safashada badan: Ryan Giggs, 941 (May 21, 2013) Official Club Website:ManUtd Markana aan Arsenal macluumaadkeeda isla eegno: Magaca: Arsenal Naaneesta: The Gunners Xiliga la aas aasay: 1886 Garoonka: Emirates Macalin: Arsene Wenger Inta jeer oo ay qaaday horyaalka (13):1931, 1933, 1934, 1935, 1938, 1948, 1953, 1971, 1989, 1991, 1998, 2002, 2004 FA Cups (10):1930, 1936, 1950, 1971, 1979, 1993, 1998, 2002, 2003, 2005 League Cups (2):1987, 1993 Fairs Cups (1):1970 Cup Winners’ Cups (1):1994 Cayaaryahankii lacagta ugu badnaa ay kusoo iibsatay: £16m, Santi Cazorla, from Malaga, August 2012 Cayaaryahankii ugu qaalisnaa oo ay iska iibiso: Cesc Fabregas, £40m to Barcelona, August 2011 Xidiga ugu goolasha badan: Thierry Henry, 228 Xidiga ugu safashada badan: David O’Leary, 722 Official Club Website: Arsenal waxaa qoray axdi iyo amakaag
Posted on: Thu, 11 Jul 2013 17:23:25 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015