Naxdinta Dunida Iyo Dhacdoyinka Layabka Leh :--- Magalada - TopicsExpress



          

Naxdinta Dunida Iyo Dhacdoyinka Layabka Leh :--- Magalada Muqdisha Casimada dalkena Somalia oey kuso Badanayan Raga iyo Dumarka Naftoda uweynayo Jacel Dartis Bishi eynu Kaso Gudubney Muqdisha Qasatan Degmada Shibis Waxa Naftedi Jacel Dartis uweyshey Inamad Ninkedi ushegey inu furey ,waxey is qabad sisey Deb kadib marki ey isku Bilbishey Salid iyo bansin Waxeyna Kudartey taraqa Malinti xigteyna Wey naf baxdey Sanadi tagey Degmadaas Shibis waxa Labad badiyey Allah Fadligis geber Jacel dartis Sun ucabtey Waxa kalo labadbadiyey Isla Shibis Wiil Naftisa Daldali rabey kadib Marki laga Gursadey Inamadi ujecla Seddex-Dan Dhacdo Dhaman Dadka Subiyey Wan Garanaya Mid kamid ah wey Geriyotey halka Laba Kamid ah ey badbadeyn Allah fadligis Dhanka Kale Gudaha Suuqa Bakaraha Waxa Isku Gowracey Nin wayey Inamadi jacelka Lajileysey Isla Gobti Ayuna Kugeriyodey Wax Kadheh Dhacdoyinkan Soo batey Sidesa Looga Hortagi Karaa Arimahan ??
Posted on: Mon, 18 Nov 2013 12:13:36 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015