Nin reer baadiya ah ayaa magaalada la keenay durbadiibaa waxaa loo - TopicsExpress



          

Nin reer baadiya ah ayaa magaalada la keenay durbadiibaa waxaa loo aqal geeyey gabar magaalada ku dhalatay. Ayadoo aan wax badan kasoo wareegin ayuu gabadhii furay,,waxaa la yiri maxaad ku furtay? Wuxuu yiri sadaxdan arimood baan ku furay 1:Naagtan 100 jeer baan u sheegay in magaceygu Xasan yahay balse Xabiibi bay iigu yeerta ee ha raadsato ninka ay u waalatay. 2:Maalin walbo markaan guriga soo galo dhunkasho ayey ila soo adaa,,war anigu ma kitaab bay i moodey. 3:Mar walboo ay cunto ii keento dhankeeda ayey ka soo gashaa oo maba sugi karto intaan hambo qof weyn ugu soo celinayo. Marka anigu ma celin karo qoftaane wixii hayn karo haloo geeyo.kkkkkkkkkkk
Posted on: Wed, 06 Nov 2013 22:59:41 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015