Nolashaada ku sameey ✿ Refresh Danbigaaga ku qabo ✿ Delete - TopicsExpress



          

Nolashaada ku sameey ✿ Refresh Danbigaaga ku qabo ✿ Delete Saaxiibada xun xun ✿ Clear History Kuwa dulliyaasha ah ✿ block ugu deeq Saaxiibada wanaagsan ✿ download Qof cusub hada barato ✿ Wel come Markasta nolashaada u fur ✿ new folder Facebook markii salaad la gaaro ✿ Log out dheh Hadii salaad ay ka tagto Iimaankada ✿ Search gareey Marki ay naftada hesho imaan dhab ah ✿ Save as dheh...... #NUURDHEERE
Posted on: Thu, 08 Aug 2013 19:06:33 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015