Puntland wa bulsho barakaynaso boqoryo ahoo Wa bulsho bisiloo - TopicsExpress



          

Puntland wa bulsho barakaynaso boqoryo ahoo Wa bulsho bisiloo bafintii calinkiyo Somali nimada baa uga bixin abid Puntland wa bulsho bukinoo ka badbaday barakicii su keeyaha Wabadow kan barakiciyo balayada la jecel Puntlad gobaladeeda nugal bari sool iyo sanaga karkaar buralayda haylan Iyo cayn iyo bartii wax garadkee cawale ku barbaaray mudug *Gaas butaacoo purqanayayiyo puntland ku caantahay Buuro dahaboo macdan ku daahan puntlad ku cantahay beenyo iyo foox bali xareeda puntlad ku caantahay xeeb balaaran batroolku buuxo puntlad ku caantahay Puntlad wa bad iyo dhul baxad waynlahoo puntlad wa barkii Somalia loowada bogee wa bulsho badanoo bilyaneerahoo Somali boqdan gardho iyo buuhoodle iyo eyl laascanood baran iyo jariiban balibusle burtinliyo bacadwayn garacad goldogob iyo dhahar Galkacyo boossaso iyo garoowe
Posted on: Sun, 25 Aug 2013 17:28:15 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015