Qasa wadayaasha dalku kadagiwaayay waa ragaan hoos kaaga muuqanaya - TopicsExpress



          

Qasa wadayaasha dalku kadagiwaayay waa ragaan hoos kaaga muuqanaya ee sifiican u eeg magacooda iyo muuqooda. waxay u qaybsamaan kuwa horay u bartay leef iyo tuugo iyo kuwa hada faruhu cuncunayaan oo raba inay hada wax xadaan oo wax qaribaan, waana wada cimri oo majiro nin lixdan sano kayar.habaa ridinkudhac. Sigaara Zakariye waxaa lagu ogaa asagoo masaarida u ah jaajuus hadda wuxuu ku darsaday in uu jaajuus u noqdo Eritrea marka asaga si gaar ah waa in la iskaga ilaaliyaa, hadana wuxuu lashaqeeyaa alshabaab Zakariye.
Posted on: Thu, 18 Jul 2013 01:12:39 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015