Qiso dhab ah. Maanta markey aheyd Saacadu 10:30, Subaxnimo - TopicsExpress



          

Qiso dhab ah. Maanta markey aheyd Saacadu 10:30, Subaxnimo Saacada Bossaso waxaa II soo dhacey Fariin Message ah oo Ka socotey Xawaalada Amal, waxa ku qoran Amal lacag baa kuu taal, Hadaba kolkii aan Amal tagey, ayaa waxaan iri lacagtaas bal eega, kadib waxaa ku qoran Gabar magaceeda waxeyna aheyd 1000$. Gabdhaas ayaa maalin dhexdaas ah tiri sakariye ma taageeri karaa Kaambeynkaaga Haa baan iri waxa ey tiri isii Number kaaga. Waxaa II xigtey Fariintii shalay. Xalay Ilaa Shalay waxaan ku mashquul ahaa Gabdhaa waxaan iraahdo, Gabdhaha Reer Puntland Wale waa Gob duntooduna xariir tahay, GarashDooduna fog tahay. Sakariye ISticmaar
Posted on: Wed, 11 Sep 2013 01:18:43 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015