Qurbe joognimadu sidan maaha haba bixinin suudh maaha Gabdha - TopicsExpress



          

Qurbe joognimadu sidan maaha haba bixinin suudh maaha Gabdha xidhan surwaal maaha adigoo maqnaa sanad soo noqoo riyaha ka baq maaha af soomaaliga diid maaha english ku hadal maaha oh my god ta hay maaha what is this-ta hay maaha dhaqankaaga tuur maaha qoyskiinoo ku sugaya magacaaga badal maaha adigoo qadiija ah qadaniina la bax maaha baranbartaad taqaaniyo caarada la yaab maaha video qudhaanjada ka duub maaha **************** wadankoonad shilin tarin iiga dhiga wasiir maaha marka xilka lagaa qaado baxso oo cadhood maaha. **************** adiguna qoraalkani durba koobiyee maaha iska qaado uun maaha wall-kaaga dhigo maaha
Posted on: Sat, 21 Sep 2013 22:18:30 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015