Reebida Xumaanta Farida Wanaga waxaa mahad leh ALLAHI furay - TopicsExpress



          

Reebida Xumaanta Farida Wanaga waxaa mahad leh ALLAHI furay albaabka toobad kenka aan ka ceelin ruuxii usoo noqonaya. haddii uu adoonku si dhab ah u ogaan lahaa cadaabka ILLAHAY ugu talo galay dadka ku caasiya. qofna lama yimadeen dambi. waxaa ku sugan Bukhaari & Muslim in Rasuulkii ALLE S.C.W. uu yiri dabka bani adamku shitaan waa qayb ama gabal kamid ah jahanamo marka todobaatan qaybood loo qaybiyo. ...
Posted on: Sun, 27 Oct 2013 11:27:06 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015