Ruuxi ku xumeeya iska cafi iskana ilaaw qaladaadki uu kaa galay - TopicsExpress



          

Ruuxi ku xumeeya iska cafi iskana ilaaw qaladaadki uu kaa galay noloshu waa iska in gaabin maalin kuso dhaaftayna waligaa dib kuuguso noqon meeyso ama murug ama farxad tee doonto hakugu soo marto isku day in aad wanajisid qofki ku xumeeya ama qalbigaaga dhaawac u geesta markasta xusuunaw RABBIGa wax uusan ku qorin qof kusiin kara malaha wax uu ku qorayna cid ka celin karta malaha markasta isku day in aad noqotid qof cafis iya saamaxaad badan midna ogaaw wax aad wanaag ku weeysay marna xumaata kuma heleeysid stay honest and humble guysss byy camey
Posted on: Sun, 29 Sep 2013 10:46:45 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015