Sadax Ayaad Xasuuso, Waa Sadax Kalaam OO Muhiim ah, Naftadana Ku - TopicsExpress



          

Sadax Ayaad Xasuuso, Waa Sadax Kalaam OO Muhiim ah, Naftadana Ku Dagayso Mar Kastaba, 1-Ogow In Illaahay KU Arka Waxad Ogata In Allaah Markasto Ku Jeedo, Mana Jirto Xaduud Ka Xeran Alle, Ino Ku Arko Markastana Wa UU Kula Socda, 2-Qofkii Illaahay Ka Cabsado Wuxu Siiyo Labo Janno, Ku Dadaal Inaad Ku Xeran Tahay Alle, Kuna Tasho Kheir Iyo Wanaag Waxa Hubaal Ah, In Rabbi Adduunka Kugu Siinayo Wanaag, Janno Kugu Siin Doona Aakhiro Insha allaah, 3-Qofkii Illaahay Ka Baqo Wuxu Ka Irsaaqa Meelusan Ka Filanayn, Haa Allaah Markas Si Dhab Ah Ugu Xeran Tahay Wuxu Ku Furaya Albaabada Irsaaqda, Waxadna Ka Helaysan Meelo Adan Filayn Quud Iyo Raashin Taasna Waa Hubaale Allaah Aan Si Dhab Ah Ugu Xerano,
Posted on: Mon, 02 Sep 2013 17:31:00 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015