◄████▓▒ Shanqar laaan ayay soo galaan siina baxaan - TopicsExpress



          

◄████▓▒ Shanqar laaan ayay soo galaan siina baxaan ░▒▓████► مرض الحبيب فعُدْته.. ... ..فمرضت من حذري عليه فأتى الحبيب يعودني.. ... ..فشُفيت من نظري إليـه الإمام الشافعي Mashallah Walaalahaan aad u jeedaan Isniin walba iyo Khamiis walba waxay isbitaalada ku booqdaan dad aad u xanuusan oo ay qaarkood Coma ku jiraan. Si shanqar la’aan ah ayay qolalka u galaan oo quraanka ugu akhriyaan uguna duceeyaan, kadibna shanqar laaan ayay baxaan.
Posted on: Wed, 13 Nov 2013 13:55:14 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015