Shirka dib u heshiisiinta gobalda jubbooyinka oo dhowr jeer oo - TopicsExpress



          

Shirka dib u heshiisiinta gobalda jubbooyinka oo dhowr jeer oo hore dib loo dhigay ayaa lagu wadaa in uu maanta ka furma caasimaada Somaliye ee Moqdisho. Shirkan waxaa ka soo qeybgali doono ergo ka socoto jubbooyinka, dawalda fderalka iyo diolomaasiyiin ajaaniib ah. Qabashada kullankan ayaa waxa uu qeyb ka ahaa heshiikii bishii August eey Itoobiya kukala saxiixdeen dawalda federaalka iyo maamulka KMG ee jubbooyinka. Fadlan ka soo dhiibo arigtidaada.
Posted on: Sat, 02 Nov 2013 03:19:07 +0000

Trending Topics