Subhanalah #SOMAALILAND_ICTIRAAF_ISRAEL layanfac nasabxumo - TopicsExpress



          

Subhanalah #SOMAALILAND_ICTIRAAF_ISRAEL layanfac nasabxumo sheyatiin jini wal insi cawanimo diinxumo aqlaaq xumo darmiir xumo dareenxumo lama arag arag lamana maqal tanokale reeer somaliland markii albaabadii citiraafka ee Europe, USA, dowladaha Carabta, kuwa Midowga Africa iyo dowladaha Igad ee dariska ka soo wada xirmeen maamulka Somaliland, ayaa SHOCK ku dhacay shacbiga somaliland, dowlada Siilanyo iyo aqoonyahandiiba. Waxay naf la caarinimo dan moodeen inay isku maqiiqaan oo naxriis ka radiyaan Isreal iyagoo ku beer laxwsanaya cayda umaddaha carbeed ee aynu walaalaha nahay Cajiib waye wlh cidaan makayabin Ruuxa iskahebel ah o citwaliba lanoola ah o waxba kaxajiimoonin cit waliba wala nool yahay mabdaooda wa la noolyahay walajirjirooolekolbo mesho joogoo midibkeeda leyahay kaas muslim ma aha Gaalada malinto lanool yahay dhaqan galo iyo mabda gaalo ayu leeyahay maalinto musliminta lanoolyahay manaha waxa weye dadka ahlu imanku muslimka dhexjoogo muslim bu u egyahay kaasi muslim ma aha
Posted on: Sat, 25 Oct 2014 18:04:15 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015