Waa ayaan daro in shacbiga somaliland ee la lagdamaya nolosha - TopicsExpress



          

Waa ayaan daro in shacbiga somaliland ee la lagdamaya nolosha dadkii ay udoorteen barlamanka ee danahoda uhadli lahaa inay isu badaleen dadqalatooyin malinba nin muraad lihi uu yidhaa kalaya dhiiga dadka ila caba.taa waxa cadaynaysa wixii lahor kenaba way isaga codaynayaan.shacbiga somaliland maanta anigu waxaan u arka in aanay awoodin cashuuraha la kordhiyay awalba cashuur rag guranayaan ayaa dalka dekediisi looga yaacay hadana baaqigu waa uu ka tegi dalka dadka xukumaya ayaa maanta faqash igala xun aniga haday tahay labada gole gurti iyo baarlaman iyo xukumada waayo goloyaashi waxay noqdeen.CARASH CIISE.
Posted on: Tue, 24 Sep 2013 07:39:28 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015