Warbaahin wareerisa dadka iyo Wariye dagdag Badan ...Kolka aan - TopicsExpress



          

Warbaahin wareerisa dadka iyo Wariye dagdag Badan ...Kolka aan dhagaystay Xogta Alshabaab keentay ee ku aaddan dhalinyaraddi lagu dilay Boosaaso ee loo dilay dilki Sheekh Axmed Cabdiramaan Ayaan soo xasuustay Barnaamijku uu ka diyaariyey Wariye Mohamed Ahmed Ilkacase oo ka baxay SNTV-ga , Xogta dabme ee Al shabaabtu keentay waxay tilmaamaysaa in Dhalinyradda la dilay lagu qasbay qirashadda . Kolkaas Wariye Ilkacase Baahinta Barnaamijkaas aan lagu dagdagi karin waa ku fududaaday saw ma ahan Lifaaqa hoose ka dhagayso Barnaamijka Ilkacase youtube/watch?v=_Qk35fkjT_Xogta cusub ee Al shabaab keentayna Lifaaqan ka roggo youtube/watch?v=6bYDw4h8mr4#at=80
Posted on: Wed, 31 Jul 2013 02:54:58 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015