Wasiirka arimaha Dibada iyo xidhiidhada caalamiga ah ee Xukuumada - TopicsExpress



          

Wasiirka arimaha Dibada iyo xidhiidhada caalamiga ah ee Xukuumada Rabiged Iyo Shacbigeedaba Taqaana Mr. Jacfar Al Qazali oo safar hawleed shaqo dhawaaan kaga soo guryo noqday magaalo ganacsiyeedka dalka Taliyaaniga ee Milano, ayaa maanta safar ugu kicitimay magaalo madaxda dalka Belgium ee Brussels. Halkaasoo uu kaga qayb gali doono shir dhaqaale loogu uruurin doono dhamaan wadamada ilaahooda yaqaan. Xigasho By: Madaxwaynaha Umadda Ilahay Taqaana Perfectionist Sadik
Posted on: Sat, 24 Aug 2013 17:05:13 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015