Wiil 24 sano jir ah baa wuxuu banaanka ka fiiriyay - TopicsExpress



          

Wiil 24 sano jir ah baa wuxuu banaanka ka fiiriyay daaqada/dariishada tareenka?... "Aabo, fiiri geedaha weey na dabo socdaane!" Aabaha dhoolo cadeeyay, markaasa dhalinyaro gees fadhiday, fiiriyeen wiilka 24 jirka ah dhaqan caruureedkiisa, isla markii baa mar labaad wiilkii wuxuu ku qeeyliyay.... "Aabo, fiiri caadka wuu nala ordaaya !" Dhalinyaradii baa is celin weeysay kuna dhahday odeygii dhalay wiilka.... "Maxaadan dhaqtar fiican u geeynin wiilkaaga?" Odeygii intuu dhoolo cadeeyay buu dhahay ... "Waan geeyay hadaana ka imaanay isbitaalka, cunugeeyga wuxuu ku dhashay indhoolenimo, maantadaan buu indhahiisi helay..." Qof walba oo aduunkan ku nool taariikh buu hayaa. " ha xukumin ama ha qiimeyn qof inta aadan si dhaba u baran. Xaqiiqda ineey kaa yaabisaa laga yaabaye.... Fikir ka hor inta aadan wax oran...!!!
Posted on: Thu, 18 Jul 2013 19:48:26 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015