Xaajiyad indha-beeshay oo reer Tuunis ah oo maalintii Carafa Rabbi - TopicsExpress



          

Xaajiyad indha-beeshay oo reer Tuunis ah oo maalintii Carafa Rabbi araggeedii usoo celiyey Xaajiyad Nafiisa Alqarmaazii oo toddobaatan jir ah, sanad iyo bar ka horna indha-beeshay ayaa markay sujuudday maalintii Carafa aragtay midabada khaymadii ay daganayd iyo dumarkii ag fadhiyey wajiyadooda. Xaajiyada oo kalsooni ku qabtay in Rabbigeed aragga usoo celin doono ka dib markay timid dhulka barakaysan ayaa Alle ducadeedii u aqbalay. Qisada oo faahfaahsan ka akhri Bogga Aljazeera.net:
Posted on: Fri, 18 Oct 2013 15:34:41 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015