asaxaabtaydii .ka bilow.boon ilaa. gargoorey ka soo celi - TopicsExpress



          

asaxaabtaydii .ka bilow.boon ilaa. gargoorey ka soo celi abase..buurtii barakadheere .ha iloobin buurtii (wa teeee) biilaley. aad baan inii salamaya aniga oon idin hortaagnayn gashka iyo laabtaan iniga salaamayaa laabta ayaan idinka salamaya ..dhamantiin..dunida daafahiida ku kala nooshihiin aniga oo Asxbtayda gaarka ahayd een an wada kaftani jirnay .. waxan inka codanaya dhaha inkoo dhaha dhamanten cimiri dherar aan wada helno dhamanteen.. intii dhimatayna alaha u naxariisto. horta somalia ayan nahay hadana somaliga waxa ka tahay ina hebal. hadana gobal somalia ka mid ah ka soo jeeda. inkastoo bini, aadankaba ilahay ku abuuray dunida daafaheeda mid ba meel ku abuuray sxbayaal habeen .ayaan fikiray marka fikirka isga ah maan jeclaan (SHEERI). waxa jirta somali hadaad hada sheekada ka gur is dhahdo ayna kugu bixinba iyo waxa la yidhaahdo (HAaSAAWAHA)SXBayaal hadana waxa laysku haysto..KAJOL.... ablaheena alow noo daaa .gobalkeena .....SALEL.. SHEEKADANI WAXAY IGU DHCDEY 2012.September.
Posted on: Thu, 20 Jun 2013 13:17:53 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015