asc my lovely friends salan kadib waxan halkan idinkugu hayaa - TopicsExpress



          

asc my lovely friends salan kadib waxan halkan idinkugu hayaa qareexo yar bal ila arka hhhhhhhhhh lol.zzzzzzzzzzzzz ------------------------------------------ ------------------------------------------ Nin reer miyi ah baa maalin masaajid soo galay si uu ugu tukado. Imaamkii oo wax wacdiyaya baa yidhi: "Ninkii xoolo sadaqo ah bixiya waa loo toban jibbaaraa (will get ten times more than what he has given). Xariifkii reer miyiga ahaa xogaa xayn ah uu haystay buu wadaadkii siiyey si uu 10X oo xoolo ah u helo. Muddaa ka soo wareegtey xolihii uu sugayeyna fara kuma jiraan. Gaajo iyo darxumo ayaa ninkii la soo deristey, ka dibna waxaa ku dhacay calool xanuun (stomach ache). Ninkii markii dambe iska bogsey xolihii intii yarayd ee uga soo hadhayna aad bay ugu tarmeen. Maalintii dambe ayuu masaajidkii ku soo noqday. Sheekadii ahayd haddaad sadaqadaysato xoolo 10x bay kuu kordhayaan buu maqlay. Nin agfadhiyay baa ku yaboohay inuu sadaqadaysanayo xoolihiisa. Ninkii reer miyiga ahaa baa ku yidhi kii xoolaha bixinayey:" Waa run oo xooluhu waa kuu tarmayaan, laakiin calool xanuun baa ka horreeya ee la soco",lol!
Posted on: Fri, 26 Jul 2013 01:33:30 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015