calnyahow calanyahow buluugee xidigtaa cadaanka dhexda kaga - TopicsExpress



          

calnyahow calanyahow buluugee xidigtaa cadaanka dhexda kaga cabirantee cisigii xoriyadee lixdankii ku caanbaxoo.inshalaahu marbaad curanoo rabi soo celin cudaadoo sida curubtiyo ubax curdinaad carfi doontaa.cisigaagii markale soo celin cirku iba furin dhulku wada cagaarnaqon colaad colaad laga fogaancishaa iman calanyahow caalamkoo idil calanyahow lagaa ciseen calnyahow codkaagu shaqayn calanyahow caradaad dahabkaa calanyahow shidaalka camiran calanyahow caydhin lasoo bixi calanyahow caydh kaga bogsoon calanyahow
Posted on: Wed, 09 Oct 2013 20:59:26 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015