habeen dhexdaas ah waxaa tv kamid ah tv somalia kasocday barnaamij - TopicsExpress



          

habeen dhexdaas ah waxaa tv kamid ah tv somalia kasocday barnaamij sualo iyo jawaabo ah waxaan layaabay.wuxuu yiri sheg magaci abukar sidiiq. magacasi markaas buu asagii yiri waxaa la oran jiray c/rahmaan bin abii quxaafah qorta kuyeh wana jawaab qaldan aniga yaab waxaan kula dar darmayaa qof aan qaldamin majiree.diinta hadaadan aqoon uleheyn umada ha usoo ban dhigin cilmiga sirada waa wax labarto oo culumo laga soo qaato
Posted on: Mon, 21 Oct 2013 19:46:16 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015